Ku so dhawada Degmada Qoryooley
Picture

waxaan idin  haynaa qiso jaceyl oo dhab ah oo ka dhacday qoryooley 25/04/2011

waxan  idin haynaa  sheeko ku sabsan  jaceyl waxay dhex martay raaqiyo iyo jamaal sheekadooda  waxay ku bilawatay sida tan. tariikhda marka ay ahayd  1/5/ 2008 .raaqiyo oo ah gabar aad iyo ad u soo jiidasho badan hadana  ah gabar qurux iyo hanan ilahay u hibeeyay .jamaal oo asna ah  wiil ad iyo ad  u dabeecad  wanaagsan  oo bulsho ku dhaqan  ah.malin malmaha ah ayaa raaqiyo gabar saxibteda ah  usoo digtay aroos kadib arooskaso ay qabayn qaraabada jamaal .raaqiyo oo usoo labistay si aan cadi ahayn ayaa timid  aroskii kadib waxay indhihiisa qabteen jamaal oo aad  iyo ad  uga helay gabadha quruxda badan ee oo la dhacay jamaal .kadib aroos wayn oo ka bilawday dheel iyo ciyaar kadib waxaa la garay xiligii xalwada  iyo buskudka  jamaal oo ka mid ahaa dhalinta mesha ka adegesay jamaal oo wada buskudkii iyo xalwada ayaa waxaa ka hortimid  raaqiya  oo u socoto dhanka fadhiga  ayaa waxay isku dhufsaden garbaha ayaa mesha waxa ka dhacay raali gallin kadib sheeko dheer oo bilaawatay sida tan ayey u dhacday ?

    Nala soo Xariira. Ra,yigina wan u bahannahay.