Ku so dhawada Degmada Qoryooley

waxan  idin haynaa  manta hees la magac baxday waxad haysaan dira sidee diintu leydahay duco aad  heshaane  oo qaaday fanaanka wayan ee somaliyed jooqle shire  dhagaysi wacan ayaa idin 
leynahay  ?

Picture
Picture
Waxan idin balan qadeynaa in aan ku soo dari dono farshaxanisnta canka ah sawiradiisa

Waxaan xirir la sameyney urur la magac baxay Somali Human hope oo ka dhisan wadanka Engriska. 05/02/2011 

Picture
Waxan xirir la sameynay ururka ka dhisan wadanka Ingriska gar ahan casimada London.  Ayagoo inoo shegay in ay yihiin urur u doodo xuquuqda dadka masakinta ah ee ku dhibateysan gudaha wadanka Somalia.
Waxan xirir la sameynay Abdirahman Yusuf Jabrill oo inoo shegay in uu ururkan qabtay wax yabo badan sida .
In uu dhisay goobo wax lagu barto sida  Skul  Dugsiyo Quraan. intaas ka dib  Hadane ay ku talo jiraan side wax ugu qaban lahayeen Biyo xumada hayso iyo Abarta ka jirta dhulka Somalia.
Hadabo qof walbo oo islam ah oo rabo in uu wax baxsado waxuu la xiriri karaa howl wadeenada ama telfonka mesha ku qoran. Adigoo u baxsanayo illah dartiisa iyo in umada Somaliyeed ee dhibateeysan sidii wax loogu qaban lahaa. Adigoona u dhibayo gacan aamano ah. Yeey ku dhafin sadaqo bixinta waxad awodo  bixi. Si uu alle ku soo galiyo wax ka badan.
Waxad kala xiriri kartaa E-mailka [email protected]
ama telfon nummer 020 79987473 ama 0044-7903 055 658

Sheekh Cali
Kenya Mombasa.
qoryooleynet.weebly.com

Maxad ka ogtahay xalada degmada Qoryooley?  03/02/2011

Picture

Anagoo is bahaysanay ayaan waxan u kuur galnay xalada Degmada Qoryooley. Waxana ku oganay xalada dhabta ah oo ay mareeyso.
Qoryooley waxaa ku nool dad aan ahaynin dadkii hore, Hadane isku dayay in ay wax ka qabsadan oo aay meel sare garsiyaan.
Dadka degmada soo dagay aya waxaa ah dad ka soo qaxay gobolada dhaxe iyagoo ku faraxsan magalada ay soo dageen bilicda ay ledahay iyo waliba kheyraatka ay ledahay.
Mid ka mid ah dhalanyarada ayan waxaan la yelanay wareeysi ku sabsan sida uu u arko Degmada xaladeeda iyo dadka  cusub ee soo dagay. Asigoo jawabtiisa ahayd. Aad ayaan ugu faraxsanahay in ay dad cusub oo dagan oo aay degmada noqonin mid faruq ah ama lama dagaan ah. Asigoo hadalkiisa sii wato waxuu inoo shegay in ey degmada ku soo barin warshado iyo waliba horumar.
Markan waydiinay horumarka ayaa waxuu uu shegay in ay degmada ledahay Shirkado Telfoono iyo waliba Internet haben iyo malin ah. Asigoo ku daray in ay soo baxday warshad cusub oo sameyso Barafka oo uu manta Degmada Qoryooley ka yahay mid aan qeymo wayn lahaynin. Hadabo su aal waxaa ah Yaa hormarkas garsiyay Degmada Qoryooley?
Jawabta waxay ahayd sidan tan.  Degmada waxa hormar garsiyay qofka ku nool oo beraha tacbaday waxuu helanay degmada galiay. Dhalanyartii ka hajirtay degmada Qoryooley wax ay u qabteen ma lahan. Kuwa ayabo la wayay mesha ay ku nool yihin. Degmada Qoryooley Waxaa Horumarkeda ka taliyay midka manta umuda u adeegay qarashkiisane galiyay Dukamo iyo gawaari la raaco.
Degmada Qoryooley waxaa lo sameyay Skool la magaca baxay  (UMU AYMAN) ayadoo skulkaas dhigta dadka lacagta leh ciyaalkoda. waxaana la kenay macalimin aad u towbaran midaas oo u fududeysay in ay dadka waxa haystaan ciyaalkoda geystaan wax barasho. Hadabo kuwa kale yaa u maqan?
Taatow Degmada qoryooley.
qoryooleynet.weebly.com


As salamu aleykum Umatu Mohamed SCW. Walalayaal Waxan idin soo xasuusana Mowtka. Waa mid xaq ah Dawo Flimkan gaban Ogoow in sidan oo kale lagu dhaqi dono laguna aasi dono. Cid aduunka ku hareyso ma jirto Illa alle moyee.    09/01/2011

 Mas,uuliyiinta Jaliyada Somaliyeed ee ku nool gobolka Umbria aya la kulmay Sindicaha magalo madaxda gobolka Umbria ee Perugia   05/01/2011

Picture
Ayadoo  Mas,uuliyinta Jaliyada Somaaliyeed ee lagu magacabo ASU ee ku tala wadanka Talyaaniga gar ahan Gobolka Umbria ayaa waxa la kulmeen Gudoomiyaha magala Madaxda Gobolka Umbria ee Perugia. Ayadoo ka wada hadleen xalada uu wadanka Somalia manta tagan yahay iyo sidii wax loogu qaban lahaa shacabka Somaaliyeed ee ku dhibaateysan Dalka Libiya  iyo sidii cuna qabateynta loogu qadi lahaa. Waxay kaloo ka wada hadleen waliba sidii loogu soo celin laha saaxibtinimadii ka dhexeysay wadanka Talyaaniga iyo wadanka Somalia.
Anagoo la yelanay wareeysi qaas ah Xoghaayaha Guud ee Jaliyada Somaliyeed ee wadanka Talyaaniga magaciisuna yahay : Mr Abdirzaaq hassan carooni.  Ayaa ku jawabay sida tan.
Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan la kulano Gadoomiyaha Gobolka anagoo ka wada  hadalnay arimo aad u badan. Waxan kaloo aad ugu faraxsanahay in uu nagu casuumay xafiskiisa. Waxan ka codsanay Arimo badan waxana rajeyneynaa in uu wax ka qabto codsiyadeena.
markuu intaas si maraayo ayan waxan ka wareystay sida ay u nool yihin Somalida ku nool gobol Umbria. Jawabtiisa waxay ahayd sida tan.
Wallahi hadan ka jawabo waxan leyahay in aan ku nool nahay nolol aad u wanagsan. Dhalinyarta qaarna waa ay shaqeystaan kuwa qaarna waxay bartaan luqada Talyaaniga iyo korsoyin farsamo.
 
                               Qoryooleynet.weebly.com



ay la kulmeen Sindicaha ama Gadoomiyaha malmahan ay isku imanayeen mas,uuliyinta J 

    Nala soo xarir. Ra yigaga wan u bahanahay.