Ku so dhawada Degmada Qoryooley

Rani Mukherjee: Cidna hoos uma dhigi karto shaqadeyda

Picture
Atriishada Bollywood ee banagaladeshka kasoo jeedda Rani Mukherjee ayaa waxey iyadoo kulul jawaab ka baxisay erayo kasoo yeeray saxaafada India oo ahaa inay Rani hoos u dhac ku yimid jilitaankeeda iyo shaqadeeda Aktarnimo  Balse Rani ay si careysan ugu ugu naqdisay saxaafada arinkaas iyadoo xustay in aysan jirin cid hakin karta ama hoos u dhigi karta mihanadeeda jilitaanka oo ay muddo dheer kusoo jirtay.

Rani Mukharji oo lagu tilmaamo inay tahay atriisho aan ka dhicin waligeed ahna mid aan laga guuleysaneyn ayaa waxey sheegtay inay kaliya hoos u dhigi karaan dadka jecel iyo taageerayaasheeda hadii ay ka jeestaan oo ay daawanin filimaadnteeda laakin cid kale aysan waxba u dhimi karin ayna kala jecleyn.
Rani ayaa waxey sidoo kale sheegtay inay markaan mataleyso door ka duwan kuwii hore iyadoo matashay  Journalist ama saxafi filinkeeda Maanta lasii deynayo ee No one Killed Jessica , iyadoo tiri waxan taageerayasheyda tusinayaa inaan ciyari karo door kasta oo ah jilaa-nimo .
Wararka Fanka iyo Suganta.
Jabiiba
[email protected]
qoryooleynet.webly.com




Picture

    Nala soo xariir. Ra,yigaga ka dhibo